Published On: Mon, Mar 13th, 2017

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Maanta Xukuno rideysa

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta lagu adaa in ay Xukuno ku rido Eedeysaneyaal ka tirsan Shabaab oo loo haysto in ay ka dambeeyeen Qarax Bishii Kow iyo Tobnaad ee Sanadkii hore ka dhacay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari,

Eedeysaneyaasha ayaa gaaraya illaa 7 ,waxaana Maalmahaan ay Maxkamaddu dhageysanayesay Dacwada lagu soo oogay.

Saraakiil ka tirsan Maxkamadda Ciidamada ayaa noo xaqiijiyey in Maanta ay Maxkamaddu ku ridi doonto Eedeysaneyaashaas Xukuno kala duwan.

Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay Dad aan ka yareen illaa 40 Ruux oo u badnaa Dad Suuqa ka Ganacsanayay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300