Published On: Mon, Mar 13th, 2017

Afartan iyo sideed ruux oo Itoobiyaan ah oo ku dhintay qashinqub

Ugu yaraan 48 ruux ayaa ku dhintay qashin qub sida buuraha noqday oo dusha ka maray guryo ku yaala duleedka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, sida ay saraakiishu sheegeen.

Waxaa kale oo ay sheegeen in wali la la’yahay tiro dad ah tan iyo markii uu qashinkaasi ku habsaday dadka Sabtidii, dadka deegeenku waxay sheegeen in ay halkaas ku sugnaayeen 150 ruux, marka uu shilku dhacay.

Qashinka oo aad u badnaa ayaa aasay guro halkaas ka dhisnaa oo macmal ah,
Goobtaas ayaa qashinka magaalada Addis Ababa lagu daadinayay muddo 50 sano ka badan.
Itoobiya oo raaligalin ka bixisay khariirado khaldan oo ardayda la baray
Itoobiya oo xirtay hogaamiye mucaarad ah oo caan ah.

Xisbiga deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dib u qaabayn lagu sameeyay
Qaramada Midoobay oo ku baaqday Itoobiya in la geeyo kormeerayaal
Afhayeen u hadlay magaalada ayaa wakaaladda wararka ee AP u sheegay in carruur badan ay ka mid yihiin dadka halkaas ku dhintay.
Waxaa laga cabsi qabaa in dhimashadu ay intaas ka sii badan karto.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300