Published On: Sun, Mar 12th, 2017

Wafdi Gaaray Cadaado

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta ay halkaasi  gaareen Wafdi ka socda Qaramada Midoobey.

Wafdigaan ayaa la shaacin u jeedka ay u gaareen Magaalada Cadaado , laakiin wararka qaar ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay wax ka ogaadaan Abaaraha ka jira degaanada maamulka Galmudug.

Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Cadaado ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay. Sidoo kale Wariyeyaasha ku sugan Cadaado ayaa soo sheegaya in Wafdiga Qaramada Midoobey ay booqon doonaan isbitaalka Magaalada Cadaado.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300