Published On: Sat, Mar 11th, 2017

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Saraakiisha Ciidamada Puntland ay Siyaasiin noqdeen

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo Saxafadda la hadlay asagoo ku sugan Magaalada Abu Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta ayaa ka hadlay Ciidamada ka tirsan Daraawiishta Puntland ee Magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo ka sameeyay Gadoodka.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Saraakiisha Ciidamada Puntland ay noqdeen Siyaasiin islamarkaana ay ka baxeen Nidaamkii Ciidannimo sida uu hadalka u dhigay Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Puntlalnd ayaa sheegay in aysan jirin wax Mushaar ah oo ka maqan Ciidamada Puntland islamarkaana Wasaaradda Maaliyadda Puntland ay Cadeysay in wax Mushaar ah uusan ka maqneyn Ciidanka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300