Published On: Sat, Mar 11th, 2017

Dood cilmiyeed lagu mideynayo manhajka dalka oo ka socda dowlad Goboleedyada

Dood Cilmiyeed lagu doonayo Mideynta Manhajka Soomaaliya ayaa waxa uu ka socdaa inta badan Maamul Gobolleedyada Dalka Ka jira.

Wararka waxay sheegayaan in Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ay qorsheenayaan sidii loo mideyn lahaa Manaahijta Somaaliya.

Dood ayaa waxa ay ka socotaa Magaalada Baydhabo oo Maamulka Koonfur Galbeed ay ku dooneyso sidii looga talo gelin lahaa dadka ku dhaqan deegaanada Maamulkaasi inay wax ka ogaadaan qorshaha socda.

Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta Maamul Gobolleedka K/Galbeed Saadaad Maxamed Nuur Caliyoow ayaa waxa uu ka hadlay sida ay uga go’an tahay manhajka Soomaaliya in la mideeyo.

Waxa uu Wasiir Saadaad sheegay inaysan sahlaneyn Manhajka dalka in la mideeyo una baahan tahay in laga wada tashado.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300