Published On: Fri, Mar 10th, 2017

Ahlu-Sunna”Waxaan Dalbaneynaa In Xubin Muhiim Ah Nagala Siiyo Xukuumada Cusub”

Sheikh Isxaaq Xuseen Mursal gudoomiyaha Ahlusunada gobolada Konfureed oo wareyso gaar ah siiyey Radio Dalsan ayaa ka hadlay dhismaha xukuumada cusub ee la filayo dhawaan inuu magcaabo ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre.

Sheikh Isxaaq ayaa codsaday in xubno muhiIm ah laga siiyo Golaha wasiirada ee lagu dhawaaqi doono maalmaha soosocda ,si ay uga soo muqdaan wasiirada imaan doono.

Gudoomiyaha Ahlu-sunada koonfureed ayaa soo jeediyey in laga qeyb galiyo golaha xukuumada oo uu sheegay inay wax badan qaban karaan Culima’udiinka Ahlusunna Wal-jamaaca, loona baahan yahay in fursad loo siiyo kamid ahaanshaha wasiirada cusub

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300