Published On: Thu, Mar 9th, 2017

Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Ka Digay Isqab-Qabsi Soo Kala Dhexgala Baarlamaanka Iyo Xukuumada

Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha cusub ee xukuumada ayaa ka digay isqab-qabsi soo kala dhexgala Hay’adda sharci dajinta iyo xukuumada xilli uu kawaramayey shaqooyinka horyaala dowladda cusub.

Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay inaan loo baahneen hada waxyaabaha qaar sida muran yimaada inta ay socoto shaqada,si loo gaaro halka la’hiigsanayo.

Kheyre ayaa ku baaya inuu yimaado la xisaabtan dhab ah si loo fuliyo shaqaooyinka horyaala xukuumadiisa oo uu tilmaamay inuu wax badan qaban doono oo ay ugu horeyso wax ka qabashada Abaarta. Ra’isul wasaaraha ayaa wada qorshihii ugu danbeeyey ee magcaabista golaha wasiirada oo dhawaan lafilayo inuu ku dhawaaqo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300