Published On: Thu, Mar 9th, 2017

Ciidmaada Amniga Magaalada Warshiiq Oo Gacanta Kusoo Dhigay Mid kamid ah Labo nin oo Dil Geystay.

Ciidamada Amaanka Magaalada Warshiiq ee Gobolka Shabeelaaha Dhexe Ayaa gacanta kusoo Dhigay Mid kamid ah Labo Nin  oo La sheegay in ay Dileen Qof odey ah Magaaladasi Warshiiq.

Ninka Odeyga ahaa oo ay Dileen Labada Nin ayaa lasheegay in Dilkiisa ay u Adeegsadeen Tooreey waxaana Ninka la dilay lasheegay in uu ahaa Qof Xoolo Dhaqato ah.

Ciidamada Amaanka ayaa sheegay in Sharciga ay Horkeeno doonaan Labada nin oo dilka Ugeystay Ninka Odeyga ahaa oo ay mid kamid ah haayaan iyagoona sheegay in ay ku raad joogaan Ninka kale ee Fakaday.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300