Published On: Wed, Mar 8th, 2017

Marwada Madaxweynaha Dalka Oo Hambalyo U Dirtay Haweenka Soomaaliyeed

Marwada Madaxweynaha Dalka Zeynab Cabdi Macalin  ayaa hambalyo u dirtay haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan xuska maalinta haweenka caalamka ee 8-da Maarso, gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed, iyadoo ku tilmaamay doorka haweenku ay ku leeyihiin bulshada inuu yahay mid muhiim ah, marka loo ego dib u dhiska dalka iyo dawladnimadaba

Ugu danbayntii Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Zeynab Cabdi Macalin  ayaa tilmaamtay in Haweenku ay ku leeyihiin horumarka bulshda door aan caadi ahayn marka la qeexayo aayaha Ummadda Soomaaliyeed. Waxaana xusid mudan in dumarku kaalin muuqata ka qaataan dhanka nabadaynta iyo is dhex galka bulshada.

Manta aya lagu wada in munaasabad weyn la qabto oo ku aadan dabaaldaga Maarso

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300