Published On: Wed, Mar 8th, 2017

Gaadiidka Iyo Askarta Ciidamada Xooga Ee Sharci Darrada Ku Jooga Muqdisho Oo La Sheegay In Talaabo Laga Qaadi Doono

Taliyaha ciidamada xooga dalka Sareeyo Gaas General  Maxamed Aadan Axmed ayaa sheegay inaan la ogolaan doonin hada kadib dhaqdhaqaaq Gadiidika ciidamada gaar ahaan kuwa millatariga iyo in lagu arko gudaha magaalada Muqdisho.

General Maxamed Aadan Axmed ayaa tilmaamay inay ka warhayaan Gaadiid ay leeyihiin ciidamada milatarigu inay dhax socdaalaan maagaalada Muqdisho,islamarkaana ay ka war haayaan arintaasi,Balse laga hortagi doono.

Waxaa uu tilmaamay, iyaga oo aan ogolaansho ka heysan inay joogaan Muqdisho,lkn laga qaadi doono maanta wixi ka danbeeya tallaabo waafaqsan sharciga si loo xadeeyo arinta ciidamada millatariga oo uu amar ka soo saaray madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo amrayna inay isaga baxaan Millatarigu gudaha magaalada.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300