Published On: Tue, Mar 7th, 2017

Xoghayaha guud ee qaramada midowxey oo Muqdisho kasoo degey


Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonia Guterres wafdigiisa ayaa la filaaya in ay Madaxweyanaha Soomaaliya kala hadlaan Xaalada guud ee dalka Soomaaliya iyo sidii ay Qaramadda Midoobay taageero ula garab istaagi lahayd Dowlada Soomaaliya.Sidoo kale Kulanka Madaxweynaha iyo Antonia Guterres ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa  xaalada abaaraha ee ka jirto Soomaaliya iyo sida ugu haboon ee ka hortag iyo gargaar loo sameyn lahaa.

Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale la filayaa in uu kulamo la qaadan doono Madax kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300