Published On: Tue, Mar 7th, 2017

Ra’iisulwasaare Kheyre oo ku wajahan Baydhabo

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Baydhabo oo ka mid ah meelaha ay sida weyn u saameysay Abaarta sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Xafiiska Ra’iisulwasaaraha

Ammaanka Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa si weyn loo adkeeyay waxaana wadooyinka ugu muhiimsan la dhigay ciidamo kala duwan sida uu soo sheegaayo wariyaha Risaala ee Koonfur Galbeed.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in U jeedka Safarka Ra’iisulwasaaraha uu yahay in wax ka ogaanshaha Abaaraha ka jira gobolka Baay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300