Published On: Tue, Mar 7th, 2017

Israa’iil oo dal ku galka ka mamnuucday dadka ku baaqa in aan alaabtooda la iibsanin

Baarlamaanka Israa’iil ayaa ansixintii u dambaysay ku sameeyay sharci dal ku galka iyo degenaanshaha ka mamnuucaya ajaaniibta taageerta in aan la iibsanin waxyaabaha ay soo saarto Israa’iil.

Sharcigan cusub wuxuu dhigayaa in aan dal ku gal ama daganaansho la siinin qof kaste oo ku baaqa ama dalbada in aan la iibsanin alaabada ay samayso Israa’iil.

Ma cadda goorta uu go’aankani dhaqan geli doono.
Go’aankan ayaa loo arkaa in lagu bartilmaameedsanayo kooxaha u ol oleeya in aan alaabada laga gadanin.
Qaramada Midoobay oo cambaaraysay deegaamaynta Israa’iil

Israa’iil oo amartay “jaridda xiriirka UN”
Baarlamaanka Israa’iil oo meelmariyay sharci muran dhaliyay
Maxkamadda ICC oo booqaneysa Israa’iil iyo Falastiin
Israa’iil: Masuul hay’ad ayaa Xamaas lacag siiyay
Maraykanka: ‘Deegaamaynta Cusub ee Israa’iil dan uma aha nabadda’
Kuwaasi waxay isku magacaabaan dhaqdhaqaaq ay horkacayaan Falastiiniyiintu oo raadinaya cadaalad iyo sinaan, Israa’iilna waxay ku doodaa in kooxdaasi ay raadinayso sidii ay ku burburin lahaayeen dalkooda.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300