Published On: Tue, Mar 7th, 2017

Gabar 7 jir ah oo lagu dilay Cadaado

Magaalada Cadaado ee Maamulka Galmudug,ayaa waxaa shalay gelinkii dambe laga helay Meydka Gabar 7 jir ah oo la raadinayay ka hor inta aan la helin Meydkeeda.

Gabadhan oo inta la bireeyay kaddibna lagu riday jawaan ayaa waxaa laga helay duleedka Cadaado,waxaana ku raadjoogay qoryska gabadha maqneyd.

Dilkan ayaa waxaa geystay  Nasteexo Axmed Cali,taas oo hadda ku jirta gacanta Ciidanka amniga Magaalada Cadaado.

Nasteexo,ayaa waxaa ay Booliska u sheegtay in dilka gabadhay ay ku qasabtay kaddib markii gabdha ay bireysay ka dili jirtay Carruur ay dhashay sidoo kale tuuriyeyn jirtay Gurigeeda sidaasna ay ku qabatay oo ay ku dishay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300