Published On: Mon, Mar 6th, 2017

Sarkaal Katirsan Al-shabaab Oo isku Soo Dhiibay Ciidamada Xooga Gobolka Baay

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Beydhabo Ee Gobolka Baay ayaa Sheegaya in Sarkaal Katirsan Xarakada Al-shabaab uu isku soo Dhiibay Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Baay.

Waxaana Sarkaalkaan Kasoo Goostay Kooxda Al-shabaab la sheegay inuu u qaabilsanaa Qaraxyada Laga Fuliyo Gobolka Baay waxaa Sarkaalkaan katirsanaa Al-shabaab  uu Xiriir Lasoo Sameeyay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka Ee ku sugan Magaalada Beydhabo inta uusan Kasoo Goosan Al-shabaab.

Saraakiisha Ciidamada Xooga Soomaaliyeed Ee Gobolka Baay  Ayaa Shaacinin Magaca Sarkaalkaan Isku Soo dhiibay Oo kasoo Goostay Xarakada Al-shabaab.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300