Published On: Mon, Mar 6th, 2017

Qaxooti Soomaaliyeed Oo Ka yimid Yaman ayaa kusoo Wajahan Soomaaliya.

Saraakisha dalka Yemen ayaa sheegay in dad ku dhow 137-qof oo qaxooti Soomaali ah ay mareen Badda kuwaasi oo la sheegay inay ka degan doonan dekada magaalada Berbara e degaanada maamulka Somaliland.

Afhayeen u hadlay booliska Cadan Cabdiraxman Alnaqiib ayaa sheegay in 137-qof oo qaxooti Soomaali ah ay kasoo baxeen Dekada magaalada Cadan kuwaasi lagu wado saacadaha soo socda inay soo gaaran dekada magaalada Berbara ee Soomaaliya waxana ay qeyb ka tahay dib u soo celinta dadka ku go’doonsan dalkaasi yemen ay hay’ada IOM iyo Sacuudiga ka qeyb qaadanayaan dib ugu soo celintooda Soomaaliya.

Mas’uul u hadlay qunsuliyada Soomaaliya ee Yemen ayaa sheegay in dufcadii sedexaad ay yihiin dadkaan hada kasoo amba baxay Yemen waxana qorshaha dib u soo celinta ku jira ku dhawad 2500qof oo qaxooti Soomaali ah.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300