Published On: Mon, Mar 6th, 2017

Maxaabiista Xabsiga dhexe oo ka qeyb qaadanaya Barnaamijka Laduubo dadkaaga

Maxaabiista Xabsiga dhexe oo ka qeyb qaadanaya Barnaamijka Laduubo dadkaagaQaar ka mid ah Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa waxaa ay la soo xiriireen Idaacadda Mustaqbal,waxaana ay sheegeen in  ay ka qeyb qaadanayaan barnaamijka la duubo dadkaaga ee Gargaarka loogu ururinayo Dadka ku soo barakacay muqdisho ee ka yimid Gobollada dalka.

Maxaabiistan ayaa sheegay in ay dhegeysteen Barnmaamijka o shalay billowday islamarkaana ay doonayaan in ay wax ka bixiyaan Lacagaha ay u keenaan qoysaskooda ku booqda Xabsiga gudahiisa.a Barnaamijkan ayaa waxaa lagu ururinayaa Raashin,Dhar iyo lacag,waxaana uu maanta gelayaa maalintii 2aad iyada oo uu shalay billowday. Laduubo dadkaaga waxaa iska kaashanaya Idaacadda Milayo in uu Roob mustaqbal iyo Hay’adda Amal Charity,waxaana ujeedadu tahay in kun Qoys la gaarsiiyo Raashin ku filan ilaa Bisha April oo la filayo in uu roob da’o.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300