Published On: Mon, Mar 6th, 2017

Askar iyo shacab ku dhintay dagaal ka dhacay gobolka Sool

4; ayaa ku dhimatay Degaanka Kala Beyr  oo ka tirsan Gobolka Sool kaddib markii ay halkaas ku dagaallameen Ciidamada Maamulka Somaliland iyo dadka degaanka.

Sidoo kale waxaa jira dhaawacyo ka dhashy isku dhacaasi,waxaana la dhegay degaannada ay kala joogaan Ciidamada Somaliland iyo malleeshiyo ka soo horjeedda.

Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland kana soo jeeda Gobolka Sool,ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisadda u dhaxeysa Cidanka Somaliland iyo dadka degaanka Kala Beyr ee Gobolka Sool.

Dadka degaanka ayaa diiddan Ciidamada Somaliland ee doonaya in ay maamulaan Gobolka Sool guud ahaan iyada oo Gobolka Sool uu ka mid yahay gobollada ay ku muransanyihiin Maamullada Somaliland,Puntland iyo Khaatumo,kuwaas oo uu mid kasta sheegayo in uu isaga maamulo gobollada kala ah Sool iyo Sanaag.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300