Published On: Fri, Mar 3rd, 2017

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan loogu dilay Dalka Koonfur Afrika

Ugu yaraan 15 Ruux oo Soomaali ah ayaa siyaabo kala duwan loogu Dilay qeybo ka mid ah Dalka Koofur Afrika, sida laga soo xigtay Booliska Dalkaasi.

Dilalkan ayaa sida la xusay waxey ka dhaceen Magaallooyin yar yar, oo ganacsi kala duwan ay ku sameynayeen Soomaalida halkaasi ku dhaqan.

Waxaa Booliska Dalka Koofur Afrika ay tilmaameen in Dilalkaasi ay fuliyeen Kooxo burcad ah oo doonayay in ay dhac u geystaan hantida ganacasatadaasi Soomaaliyeed.

Booliska ayaa qeexay in ay wadaan howlgallo baaritaano ah, islamarkaana ay soo qaban doonaan Kooxaha inta badan dhibaatada kala kaca Soomaalida ku dhaqan Dalka Koofur Afrika.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300