Published On: Fri, Mar 3rd, 2017

Mareykanka: waxaa ka taageerayaa Somalia ka hortaga musuq maasuqa

Dowladda Mareykanka ayaa balan qaaday in ay kala shaqeyn doonto Dowladda Federaalka Soomaaliya ka hortaga musuq maasuqa hareeyay Xarumaha Dowladda.

Bayaan ka soo baxay Waaxda Arimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa lagu xusay in marka hore ay soo dhaweynayaan dadaalada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qaraalka ayaa sidoo kale lagu qeexay in Mareykanka ay diyaar u yihiin sidoo kale Dowladda Soomaaliya ay ka taageeraan xoojinta amaanka Caasimada Soomaaliya.

Mareykanka ayaa ugu dambeyn waxuu shaaciyay in ay sii wadi doonaan wada shaqeynta xoogan ee kala dhaxeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300