Published On: Fri, Mar 3rd, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Taliyaasha Ciidamada Amar Culusna dul dhigay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C.llaahi Farmaajo ayaa kulan Deg Deg ah oo aysan Saxafadu ka qeyb gelin waxaa uu gelinkii dambe ee Shalay Madaxtooyada Soomaaliya kula qaatay Taliyaasha Ciidamada Dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Taliyaasha Ciidamada ku amray in ay soo qabtaan Dadka Dilalka Qorsheysan ka geysta Magaalada Muqdisho,waxaana uu Xusay in haddii aysan wax ka qaban karin Falalka amaan daro ay iska Casilaan Xilalka ay hayaan.

“Maalin kasta waxaan Maqalnaa waxaa la dilay Qof sidaa ah Kooxdii Dishayna wey baxsadeen oo lama yaqaan,marka Saraakiisha Ciidamada waxaa laga rabaa in ay wax ka qabtaan”ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300