Published On: Wed, Mar 1st, 2017

Wadooyinka Muqdisho xiran

Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho ayaa Saakay xiran xilli maanta lagu waddo in kala fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya uu furo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Isgoysyada  Howlwadaag iyo Taraboonka ayaa ka mid ah Meelaha xiran.

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa Saakay maalaaya lugahooda maadaam wadooyinka ay xiran yihiin. Magaalada Muqdisho kuma cusbaa in Shirarka Baarlamaanka loo xiro wadooyinka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300