Published On: Wed, Mar 1st, 2017

Meydka Qof Dumar ah oo la sheegay in Saakay lagu Arkay Degmada Waabari

Wararka laga helayo Degmada Waabari gaar ahaan Agagaarka Buundo Labaad ayaa sheegaya in Saakay halkaas lagu Arkay Meydka Qof Dumar ah oo loo Maleynayo in Xalay lagu dilay halkaas.

Meydka ayaa la sheegay in ay Arkeen Dadka Xaafadaas ku nool kuwaas oo ku soo Toosay Saakay markii ay soo kaceen.

Guddoomiyaha Degmada Waabari Xuseen Axmed oo ay la Xariirtay Warbaahinta Kulmiye ayaa sheegay in aysan jirin wax Meyd ah oo halkaas lagu arkay,balse Dadka Xaafaddaas ku nool ay Arkeen Dhiig Wadada Agteeda yaalla,baaritaan dheerna hadda lagu hayo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300