Published On: Wed, Mar 1st, 2017

Beesha Caalamka oo lacag ugu yaboohday Abaaraha Soomaaliya

Ra’iisulwasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Beesha caalamka ay  lacag aad u fara badan ay ugu yaboohday abaaraha ka jira Soomaaliya.

Dowladda Ingiriiska ayaa waxaa uu sheegay in ku dhawaad 120 Milyan ay ugu deeqday Abaaraha ka jira dalka Soomaaliya .

Sidoo kale Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in dadkaan Soomaaliyeed ay isku gurmadaan , islamarkaana ay isku dayaan in ay ka madax banaanaadaan deeqaha ugu yimaada Beesha Caalamka. Waxaana uu tilmaamay in umadda Soomaaliyeed laga doonaayo in ay Soomaan oo alle baryaan si ay uga baxaan Abaaraha.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300