Published On: Wed, Mar 1st, 2017

Ahlusunna oo ku baaqday in la daryeelo ciidanka xoogga

Madaxweynaha Ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe ee Sheekh Maxamed Shaakir ayaa ku baaqay in la daryeelo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu sheegay in xilligaan ay haystaan dhibaatooyin kala duwan.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in si joogta ah loo daryeelo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in hadii ay helaan xuquuqdooda iyo sidoo kale Mushaaraadkooda in ay adkeyn karaan Ammaanka Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayuu ugu baaqay in uu si deg deg ah wax uga qabto dhibaatada haysta Ciidamada Qaranka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300