Published On: Tue, Feb 28th, 2017

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo ku dhawaaqay Xilliga Doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi

War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaa lagu shaaciyay in 21-ka Bisha March ee sanadkaan ay dhaceyso Doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug ayna markii ugu horrreysay Doorashadaasi ka qeyb gali doonaan Maamulka Ahlusunna Waljamaaca oo horay uga soo horjeeday Maamul Goboleedka Galmudug.

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah Galmudug ayaa laga dareemayaa Qabanqaabada Doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug.

Waxaana Hadalka Guddiga Doorashooyinka Madaxweyne ee Maamulka Galmudug uu imaanaya xilli dhawaan Madaxweynihii hore ee Maamulkaas uu ku dhawaaqay Iscasilaaddiisa.

Shabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300