Published On: Sun, Feb 26th, 2017

Ciidamo Careysan oo qabsadey xarunta baarlamaanka Puntland oo…

Waxaa lagu guuleystay in Ciidanka laga dul qaado Xarunta Baarlamaanka Maamulka Puntland.

Ilo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa sheegay in Waxgarad ay u istaageen in Ciidamada Gadoodsan ay ka soo qaadaan Xarunta Baarlamaanka Puntland ee ay saaka la wareegeen.

Salaadiinta ku guuleysatay in Ciidamada laga soo qaado Xarunta Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa ka mid ahaa Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse.

Ciidamada la wareegay Xarunta Baarlamaanka Puntland ayaa la sheegay in Mushaar la’aan muddo Bilooyin ah ay ka cabanayeen.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300