Published On: Wed, Feb 22nd, 2017

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia oo soo gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa iminka soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo xafladda lagu maamuusayo caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia ayaa ka mid ah wafuudda lagu casuumay inay ka soo qeyb galaan xafladda lagu caleemo saarayo Madaxweyne Farmaajo, waxaana iminka garoonka ka socda soo dhaweynta wafuudda heerka caalami ee ka soo qeyb galaysa xafladda lagu maamuusayo caleemo saarka Madaxweynaha.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300