Published On: Tue, Feb 21st, 2017

Xildhibaan baaq u direy Puntland, kadib markii xabsiyada…

Xildhibaan Maxamed Xuseen Isxaaq Afaraale oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxda Maamulka Puntland in ay siidaayaan Tobanaan Maxaabiis ah oo ku xiran Xabsiyadda Maamulka Puntland.

Xildhibaan Afaraale ayaa sheegay in wax laga Xumaado ay tahay in Xabsiyadda Degaanada Puntland ay hadda ku jiraan Boqolaal Ruux oo ka soo jeeda Degaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Dhowr jeer ayaa Dadka ku nool Koofur Galbeed waxaa ay ku Eedeeyeen Puntland in dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed Xabsiyada Puntland lagu hayo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300