Published On: Mon, Feb 20th, 2017

Wasiirada Maamul goboleedka Hiir-Shabeele oo la filayo in goor dhow lagu dhowaaqo

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa Galabta la filayaa inuu ku dhawaaqo Golihiisa wasiirada,waxaana Maanta Mar Saxaafadda looga yeeray Madaxtooyada Hirshabeelle iyadoo Markii dambe lagu Wargeliyay Wariyaasha in Magacaabista ay dib u dhacday oo Galabta lagu dhawaaqayo.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Dib u dhaca ku yimid ay tahay Khilaaf ku aadan qaabka loo qeybsanayo Golaha Wasiiradda Maamulka Hirshabelle.
Dadka ku nool Degaanada uu Maamulo Maamulka Hirshabelle ayaa Mudooyinkii dambe sugayay in la soo Magacaabo Golaha Cusub ee Wasiiradda Maamulka Hirshabelle.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300