Published On: Mon, Feb 20th, 2017

Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo Muqdisho lagu xusey,

Munaasabadaan oo ay kasoo qeyb galeen dad fara badan oo ay soo agaasimeen akadeemiyada cilmiga fanka iyo suugaanta iyo sidoo kale acadeemiyo Goboleedka fanka soomaaliyeed oo kaashanaya wasaarada wax barashada ayaa ka dhacday caasimada soomaaliya ee Muqdisho in kastoo ay ku beegneed 21ka febraayo waxaana la isku raacay in la soo hormariyo maalintaan.

Waxaana halkaasi ka hadlayay Gudoomiyaha Cilmiga Fanka iyo suugaanta Soomaliyeed Cabduqaadir Nuur Xuseen Maax a ayaa sheegay in walwal uu kajiro in uu baa ba’o afka Soomaaliyeed.

Waxaana sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaarada wax Barashada Xaamud Cali Xasan oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in umad hadey ilowdo afkeeda ay tahay umad baa ba’day.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300