Published On: Sat, Feb 18th, 2017

Maamulka Hirshabeelle oo sameysanaya

Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in ay dib u howl gelinayaan Dekadda Degmada Cadale ee Gobolka Shabelllaha dhexe,taas oo ka mid ah dekkadaha dhaca Badweynta Hindiya.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan,oo booqday Degmada Cadale ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle ka go’antahay dib u howl gelinta dekadda degmadaas.

Axmed Faal,waxaa uu sheegay in Maamulka iyo shacabka Hirshabeelle ay u baahanyihiibn dekad ay kala soo degaan raashinka iyo waxyaabaha aan laga maarmin ee Hirshabeelle ka soo deksato Muqdisho iyo Boosaaso.

Guddoomiye Axmed Faal,waxaa uu sheegay in tallaabada ugu horreysa ee uu qaadayo maamulka Hirshabeelle ay noqoneyso dib u howl gelinta dekadda Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300