Published On: Sat, Feb 18th, 2017

Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqaayo

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble Siyaad ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo golihiisa Wasiirada todobaadkaan gudihiisa.

Ilo ku dhow Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa Risaala u sheegay in Madaxweynaha ka dib wadatashi uu muddo dheer uu la qaatay waxgaradka degan gobolada Hiiraan iyo Shabeelle Dhexe uu soo dhameystiray qeybo ka mid ah Liiska golihiisa Wasiirada.

Maamulka Hirshabeelle oo Muddo dhisan ayaa wali yeelan golo Wasiiro, waxaana Madaxweynaha maamulkaasi uu dhowr jeer ka codsaday xildhibaanada in ay waqtiga Magacaabista golaha Wasiirada loo kordhiyo. Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn lagu wadaa in uu ku dhawaaqo golihiisa Wasiirada todobaadkaan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300