Published On: Fri, Feb 17th, 2017

Xildhibaanada Somaliland oo weli go’aankooda ku taagan

Xildhibaanadii diiday in ay codka kalsoonida u qaadaan Heshiiskii Somaliland ay la gashay Dowladda Imaaraadka ee ku saleysnaa saldhiga Millitari ee laga furayo Magaalo xeebeedka Berbera.

Qaar ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegeen in weli ay ku adkeysanayaan go’aankooda, ayna ka soo horjeedaan Heshiiska Dowladda Imaaraadka ay saldhiga ku furaneyso.

Sidoo kale waxa ay sheegeen xukuumada Axmed Siilaanyo in ay fashilantay heshiiskaasi, iyagoo tilmaamay inta badan xildhibaanada in ay isku mowqif yihiin.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300