Published On: Thu, Feb 16th, 2017

Culimada oo ku baaqay in la isugu soo boxo Saalada roob doon ee Maanta Muqidsho ka dhaceyso

Magaalada Muqdisho maanta waxaa laga tukanayaa Salaad roob doon ah oo Alle lagu weydiisanayo in Bulshada uu abaarta ka dulqaado uuna ukeeno roob.

Culimada Soomalaiyeed ayaa horay ugu asteeyay maanta in la qabto Salaada roob doonto bulshada ay isugu soo banaanbaxdo Xaafadaha Magaalada.

Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan oo kamid ah Culimada soomaaliyeed ee hormuudka u ah Alla Barigan ayaa Idaacadda Mustaqbal usheegay in maanta la tukanayo laba rakco oo Salaad roob doon ah.

Sheekh Cabdi xayi ayaa bulshada Soomalaiyeed waxa uu ka dalbaday iney Soo baxaan oo ay ka qeybqaataan Salaada roob doonta ah si Alle uu ukeeno roob looga baxo abaarta ka jirta qaar kamid ah gobolada dalka Soomalaiya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300