Published On: Mon, Feb 13th, 2017

Guddoomiyaha Wakiillada Somaliland: “Saldhigga Berbera AMISOM-na waa iman kartaa”

Guddoomiyaha aqalka wakiillada Somaliland C/Raxmaan Cirro ayaa waxaa uu ka hadlay Saldhigga Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in Saldhiggaas ay suuragal tahay in xitaa Ciidanka AMISOM ay ka degaan.

Cirro, oo ka mid ahaa XIldhibaannada ka soo horjeeday meel marinta Labada gole ee Somaliland ay shalay ansixiyeen ayaa waxaa uu sheegay in saldhiggaas uu hadda ka baxay gacanta Somaliland islamarkaana ciddii rabta ay degi karto.

Shalay ayey ahayd markii Xildhibaannada labada gole ee Somaliland  ay meel mariyeen in Saldhig Ciidan Imaaraadka laga siiyo Berbera.

150 Xildhibaan oo ka mid ah labada gole ee  Somaliland ayaa 144 ka mid ah waxaa ay u codeeyeen in Saldhigga Milatari ee Berbera lagu wareejiyo Imaaraadka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300