Published On: Sat, Feb 11th, 2017

Banaanbaxyo waa weyn oo maanta ka dhacaya Muqdisho

Banaanbaxyo waa weyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in lagu qabto Magaalada Muqdisho.

Banaanbaxyada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir.

Waxaa lagu wadaa in Banaanbaxa lagu qabto taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho. Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Cusub ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa dalka waxaa ka socday banaanbaxyo waa weyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300