Published On: Thu, Feb 9th, 2017

Duqa Muqdisho oo sheegey in ammaanka magaalada dhegxo aan lagu…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay dhagaxaanta waa weyn ee lagu jaray wadooyinka Muqdisho, in aysan aheyn kuwo lagu sugi karo amniga.

Waxa uu sheegay dhagaxaanta wadooyinka lagu jaray muhiim in ay tahay in laga qaado, islamarkaana dadka shacabka ah ay sugtaan amnigooda, kana shaqeeyaan sidii magaalada ay u noqon lahayd meel ammaankeedu sugan yahay.

Hadalkan ka soo yeerey magaalada Muqdisho ayaa ku soo beegmaya wax yar kadib doorashada madaxweyne lagu kala adkaadey, Shacabkana socod damaashaad ah ay magaalada ku marayaan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300