Published On: Wed, Feb 8th, 2017

Zakariye Xaaji: “waxaan u tanaasulay faragelinta shisheeye halkaan fadhiya”

Xildhibaan Zakariye Xaaji maxamuud Cabdi;ayaa ku dhawaaqay in uu ka haray tartanka madaxatinimada Soomaaliya kaddib markii uu sheegay in faragalin lagu hayo doorashada Soomaaliya.

Zakariye;oo ka hadlay kulanka doorashada ayaa waxaa uu sheegay in uu heysto 90%codadka Xildhibaannada fadhiya hoolka,waxaase uu intaas ku daray in uu tanaasulay.

Sababta ayuu sheegay in Shisheeye fadhiya hadda hoolka doorashada ay faragelin qaawan ku hayaan doorashada madaxtinimada Soomaaliya.

Doorashada ayaa hadda waxaa ku tartamaya 21 Musharra,waxaana 24kii isdiiwaan gelisayu ka tanasulay 3 ka mid ah oo kala ah Cabdullahi Cali Xasan.C/Raxmaan Maxamed Faroole iyo Zakariye Xaaji Maxamuud oo hadda is casilay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300