Published On: Wed, Feb 8th, 2017

Musharax Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ku dhawaaqay in uu tanaasulay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay u tartanka Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Musharax Madaxweyne Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa isagoo heysta 37 Cod waxuu shaaciyay in uusan qeyb ka aheyn doorashada Wareega 2-aad oo ka socota Magaalada Muqdisho.

Wareega 2-aad ayaa haatan waxaa ku loolami doona Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo horey u soo noqday Ra’iisul Wasaarihii KMG ee Dalka.

Kala soco halkan www.markacadeey.com waxii ku soo kordha hadii Alla Idmo

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300