Published On: Wed, Feb 8th, 2017

Labo Musharax oo u gudbay wareegii 3 – ee Doorashada Madaxtinimo

Waxaa goordhow la soo gaba gabeeyay tirinta Codadka Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya, kuwaasi oo labo mid ah haatan u gudbay wareega 3-aad.

Wareega labaad ayaa waxaa ku tartamay Musharaxiinta kala ah.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 184

Xasan Sheekh Maxamuud 97

Sheekh Shariif Sheekh Axmed 43

Wareega labaad ayaa waxaa haray Madaxweynihii hore ee KMG ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed, maadaama ay ka cod badiyeen musharaxiinta kale.

Waxaa lagu wadaa in daqiiqada soo aadan la bilaabo wareega 3-aad oo ay ku wada loolami doonaan Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300