Published On: Wed, Feb 8th, 2017

Guddiga Doorashada Madaxweyne oo ka hadlay Arrimaha Doorashada maanta

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxweyne Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay arrimaha Doorasho ee maanta lagu qabanyo Muqdisho.

Waxaana Guddoomiyuhu sheegay in wax weliba ay u haqab tireen sidii ku habooneed islamarkaana aanu jiri doonin wax dhaq dhaqaaq ku aadan Doorashada Madaxweyne.

Sidoo kale Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweyne ayaa ka dhawaajiyay in wax Telfoon ah aan lala soo gali doonin Madasha Doorashada Madaxweyne.

Si kastaba Doorashada maanta ayaa waxaa u codeyn doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya 329 Mudane oo labada Aqal ee dalka ka kala tirsan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300