Published On: Wed, Feb 8th, 2017

amniga doorashada Somaliya oo laga sugayo Baydhaba

Laamaha amniga Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay,ayaa amar ku bixiyay in dadka ay dhimaan dhaq dhaqaaqooda sidoo kalena la joojiyo dhamaan dhaq dhaqaaqa Gaadiidka dadweynaha ee magaalada mara.

Taliyaha Booliska Gobolka Baay Mahad C/Raxmaan Aadan,ayaa u sheegay Mustaqbal Radio,in amniga dorashada ka dhaceysa Muqdisho ay ka sugayaan magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay.

Waxaa uu intaas ku daray in Ragga loo diiday in ay galaan Muqdisho ay u sahlan tahay in ay weerar ka fuliyaan Magaalada Baydhaba.

Mooto Bajaajta ayaa ka mid ah Gaadiidka laga mamnuucay magaalada Baydhaba,waxaana sidoo kale la xadiday dhaq dhaqaaqa dadweynaha rayidka ah.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300