Published On: Tue, Feb 7th, 2017

Musharaxiin isku Baheystay in ay Taageeraan Musharaxii ugu Cod bata

Ku dhawaad 20 Musharax oo ah Musharaxiinta Mucaaradka ah ayaa Xalay Kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho,waxaana ay sheegeen in ay ku Midoobeen Isbadal Dalka ka Hirgala.

Musharaxiinta ayaa sheegay in Waxyaabaha ay isku raaceen ay kamid tahay in la Taageero Musharaxii ugu Cod-bata Doorashada Madaxweynaha oo Berri ka dhici doonta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Afisiyoone.

Waxaa kale oo ay sheegeen Musharaxiintu in Heshiiska ay wada gaareen uu kamid yahay in Musharaxaas haddii uu Guuleysto uu Xukumadda ku soo dari doono Musharaxiinta kale ee Codadkooda ku Taageeray.

Dhanka kale waxaa isla Xalay Kulan ay Albaabadu u xiran yihiin wada qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaare Sharmaake iyo Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300