Published On: Sat, Jan 28th, 2017

Kooxda Daacish oo Duleedka Qandala ka Afduubtay Dad Shacab ah

Sida ay baahisay Idaacadda VOA Dagaalameyaal ka tirsan Kooxda Daacish ee ku sugan Gobolka Bari ayaa Gaari Rakaab ah oo ku siijeeday Magaalada Boosaaso kala degay Dad Rayid ah oo  Magaalada qandala ka soo baxay.

Gaari Rakaab ah oo ka baxay Magaalada Qandala  oo ku siijeeday Magaalada Boosaaso islamarkaana ay saarnaayeen illaa 16 Qof ayaa 9 kamid ah waxaa la dagey Dagaalameyaal ka tirsan Daacish.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Shan kamid ah Dadkii lala degay oo ahaa Ciidamo ka tirsan Puntland ay ka baxsadeen Kooxdii ka tirsaneyd Daacish,balse ay hadda Gacanta ku hayaan Afar kamid ah Dadkii ay la dageen oo uu ku jiro Nin Oday ah.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300