Published On: Fri, Jan 27th, 2017

Keating” Doorashadu Waa Iney u Dhacdaa Si Xor iyo Xaq Ah

ket_1

Eergyaga gaarka ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa sheegay inay muhiim tahay in doorashada madaxweynaha Somalia ee bisha danbe dhici donta ay noqoto mid ku dhacda si xor iyo xalaal ah oo aan lahayn musuq-maasuq.

Mr Keating oo VOA wareysi siiyay isagoo ku sugna magaalada New York ayaa sheegay in haddi madaxweynaha lagu doorto qaab sharci-darro ah ay jiridoonto cawaaqib uu la kulmi doono marka la eego sida ay Beesha caalamku ula shaqeyn doonto..

8-da Bisha soo socota ayaa la filayaa in la qabto Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu qabto Magaalada Muqdisho.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300