Published On: Fri, Jan 27th, 2017

Camey “Muqdisho Labo Dowladood ayaa ka jirta”

camey-300x194

Madaxweyne ku xigeenka Maaulka Puntland Eng. C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa si qoto dheer waxa uu kaga hadlay xaalada siyaasadeed ee ka jirta Dalka iyo safarkii dhowaan uu ku yimid Muqdisho.

C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa waxa uu sheegay intii uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho in uu la kulmay waxyaabo kala duwan, oo cajab geliyay.

Waxa uu sheegay Magaalada Muqdisho in ay ka jiraan Labo Dowladood, kuwaas oo kala ah Dowladda Dhexe iyo Dowladda Ajanabiga, Labadaasina ay awood badan tahay mida Ajanabiga ah. Eng. C/xakiin Xaaji Cumar ayaa sidoo kale sheegay dhaqaalaha faraha badan ee lagu bixiyo Howlgalka AMISOM hadii 10% loo weecin lahaa Ciidanka Soomalaida ay si fudud uga adkaan lahaayeen Shabaab oo mudo ku dhow 10 sano Dagaal ka wado Dalka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300