Published On: Thu, Jan 26th, 2017

Dowladda Soomaaliya Maxay ka tiri dadkii laga soo Tarxiilay Mareykanka?

axmed_ciisecawad-238x178

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay 90 qof oo Soomaali ah oo laga soo Masaafuriyay dalka Mareykanka.

Waxaa uu sheegay in dadka ay ku xukun tay Maxkamad in dib loogu celiyo dalka kooda Hooyo ka dib markii ay danbiyo kala duwan ay galeen.

Safiirka ayaa sidoo kale sheegay in Qaarkood ay muddo badan ay ku xirnaayeen dalka Mareykanka , islamarkaana ay codsadeen in dalkooda dib loogu celiyo.

Qoraallo kala duwan oo ay ku codsanayaan in la celiyo ayay Saxiixeen sida uu tilaamamay Safiirka.

Shalay ayay aheyd  ku dhawaad 100 qof oo Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Mareykanka markii dib loogu soo celiyay  dalka

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300