Published On: Wed, Jan 25th, 2017

War Deg Deg ah:- Qarax Ismiidaamin ah oo lagu Weeraray Hotelka Dayax

Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu Weeraray Hotelka lagu Magacaabo Dayax oo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Hotelka oo ah mid si weyn loo ilaaliyo ayaa la sheegay in Gaariga Qarxay lagu dhuftay Iridka hore ee Xiga dhanka Waqooyi,waxaana Hotelka ku agyaalla Goobo Ganacsi,iyadoo Wadada uu ku yaallo ee Maka Al-mukarama ay tahay mid aad u Mashquul badan.

Sidoo kale waxaa Hotelka laga Maqlayaa Rasaas,iyadoo Wararka qaar ay sheegayaan in Koox Hubeysan oo ka tirsan Shabaab ay Gudaha u galeen.

Khasaaraha Dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay Qaraxa ayaan illaa hadda la cadeyn karin.

Faah-faahinta dib kala soco Insha Allah

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300