Published On: Wed, Jan 25th, 2017

Kenya oo War ka soo saartay Dagaalkii ka dhacay Degmada Badhaadhe

Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa sheegay in Ciidamadda Kenya oo wadda Howlahoodii Caadiga ahaa ay weerar ku qaadeen Al-shabaab.

Wasaaradda ayaa sheegtay in Ciidanka Kenya ay la soo Wareegeen Hub aad u badan oo ay ka Furteen Dagaalameyaasha Al-shabab.

Sidoo kale Wasaaraddu waxaa ay intaas ku dartay in Todobo kamid ah Dagaalamayaasha Al-shabaab ay ku dillenn Werarkii Ciidamadda Kenya iyo Ciidamadda Soomaliya ay Shalay kula Wareegeen Degmadda Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose.

“ Ciidamadda Kenya oo ka hoos shaqeeynaya Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa Weerar guuleeystay ku qaaday Al-shabaab oo Maamulayay Masaaji iyo Xarun Booliisk oo ku Taalay Badhaadhe ayuu Yiri Sargaal Sare oo Ka Tirsan ciidamadda Kenya”

Alshabaab ayaa Badhaadhe la Wareegay Bishii January Sanadii 2016 ki

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300